Madaxweyne Farmaajo oo la Ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga oo salaadda ciidda kula tukaday Dugisga Tabobarka ee Janaraal Goordan. Salaaddii ciidda keddib, Madaxweynuhu waxa uu u kuurgalay xaaladda dugsiga, isaga oo kormeeray hawlaha tabobarka ciidamada ee ka socda, halkaas oo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo la Ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka (Daawo Sawirro)